Madaxweynaha Mamulka Soomaalilnad Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ayaa Maanta Safar deg deg ah ugu ambabaxay Wadanka isutaga Imaaraadka Carabta.
Safarka Siilaanyo,oo aan aheyn mid horay loosii shaacin ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada,iyadoona safarkiisa ay Warar kala duwan ka soo baxayaan.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi u aaday arimo Siyaasadeed halka dadka qaarna ay leeyihiin wax uu Casuumad ka helay Boqorka dalkaas.
Safarka Madaxweynaha Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ayaa ku soo adaya xili weli y taagan tahay xiisadii u dhaxeysay Wadamada Khaliijka Soomaalilnd ay taageertay Xulufada Sacuudiga ee xiriirka u jaray dowladda Qatar