Xildhibaan Mahada Maxamed Salaad oo ah xildhibaan laga soo doorto degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa weerar afka ku qaaday Hoggaanka ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee dhawaan laga saaray Magaalada Guriceel kadib dagaalo socday muddo afar maalmood.
Xildhibaanka ayaa hadalkaan ka jeediyey Munaasabad ay isugu yimaadeen waxgaradka deegaanka, halkaan ka daawo Muuqaalka hadalka Xildhibaanka.
Xil. #Mahad Salaad oo Weerar Afka ku qaaday Ahlu Sunno & Sh. #Shaakir – YouTube