Munaasabadda caleemasaarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow soo gabangabowday, waxaana kasoo qeybgalay Masuuliyiin iyo shacab farabadan.
Madaxdii kasoo qeybgashay ayaa waxaa ka mid ah:
- Xasan sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore Soomaaliya.
- Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore dowladii kumeelgaarka aheyd
- Cumar Cabdirashiid Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya.
- Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jabuuti
- Uhurru kenyata Madaxweynaha Kenya
- Heilamariam desiglim Ra’iisulwasaaraha Itoobiya
- Madaxweyne ku xigeenka Suudaan
- Wasiir ku xigeenka arimaha dibada Masar
- Safiiro iyo marti sharaf kale.
Madaxda ayaa khudbado ka jeediyey, waxaana munaasabadan kasoo qeybgalay marti sharaf ka socotay 124 dal.