Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Wadahadal dhexmaray isaga iyo C/wali Gaas (Video+Warsaxaafadeed)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Cadaado ayaa faafaahin ka bixiyey wada hadal khadka taleefanka ku dhexmaray isaga iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, wada hadalkaas oo ay dhexdhexaadinayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobay Micheal Keating.

screenshot_2016-11-07-22-08-00-1

halkaan ka daawo Shirka jaraa’id ee Madaxweynaha.

Comments are closed.