Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda Magaalada Cadaado ayaa baaq u diray Dowladda Federaalka iyo Xildhibaanada Federaalka ee laga soo doorto Galmudug, iyagoo u baaqay in ay u istaagaan badbaadinta Galmudug, oo sida ay sheegeen Qar ka sii dhaceysa.
Shirka Jaraa’id oo dhameystiran halkana ka daawo