Ciidamadii Gadoodsanaa oo dib ula wareegay Kantoroolka Godinlabe
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ciidamadii gadoodsanaa ayaa dib ula wareegay kantaroolka Godinlabe gobolka Galgaduud, ciidankan oo saaka nabad suggidu kala wareegeen barta kontorool ayaa dib isugu soo abaabulay. Waxaana gawaari tikniko ah iyo ciidan ka baxay Magaalooyinka Cadaado iyo Baxdo ay ku biireen kooxdii gadoodsaneyd, iyagoo ciidankii nabad sugidu dib ugu soo laabteen […]
Continue Reading