Galmudug oo Cafis u fidisay 4 Badmaax oo horey xukun loogu riday (Sawirro)
Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ay Cafis u fidiyeen 4 Badmaax oo u dhashay dalka Yemen ,kuwaa soo bishii lasoo dhaafay Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacyo ay ku riday Xukun. Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacyo ayaa Bishii lasoo dhaafay Badmaaxiyiintaasi oo lagu helay in kalluumeysi sharci daro ah in ay ka wadeen xeebaha […]
Continue Reading