Sawirro: Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Lacag gaarsiiyey Bukaanada Jiifa Isbitaalka Cadaado
Guddiga gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa shalay deeq lacag ah gaarsiiyey bukaanada uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ee ku jira isbitaalka guud ee degmada Cadaado. Lacag gaaraysa 27 milyan oo shilin soomaali ah ayaa la gaarsiiyey bukaanada, guddiga gurmadka abaaraha iyo masuuliyiinta isbitaalka ayaa wadajir u qeybiyey lacagtan 130 bukaan oo isbitaalka jiifa. Qaar […]
Continue Reading