Ciidamada Kenya oo burburiyey Xaruntii 5aad Shirkadda Hormuud (Sawirro)
Ciidamada Kenya ayaa xalay saqdhexe burburiyey ateenada shirkada isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Calibuley oo hoostaga Dhoobley gobolka Jubbada Hoose, Waa xaruntii 5aad oo ciidamada Kenya gubaan muddo sanad ka yar. Ciidamada Kenya ayaa beegsada ateenooyinka shirkada Hormuud ku leedahay deegaanada ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Kenya. Sidoo kale Kenya ayaa duqeyn la beegsata goobaha […]
Continue Reading