Saraakiil ka socota DANAB & Bancroft oo gaaray Dusmareeb (Sawirro)

Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa xalay gaaray saraakiil ka socotay ciidanka sida gaara ah u tababar ee Danab xoogga dalka qeybta Galmudug, Waxaana ku wehliyey ciidanka Sida gaarka u tababar ee Puntland PSF. Ciidamadan ayaa shalay kasoo baxay Saldhigooda Waqooyiga Galkacyo ayaa xalay ka gudbay Magaalada Cadaado. Maanta ayaa garoonka diyaaradah Dusmareeb waxaa […]

Continue Reading

Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday

C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  ayaa xilka qaaday C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga gobolka Banaadir, wuxuuna xilkaasi u magacaabay C/fataax Maxamuud Siyaad. Duqa Muqdisho ayaa warqadan oo isugu jirta magacabis iyo xilka qaadis ee ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu ogeysiiyay Guddoomiye ku-xigeenada iyo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Safarka madaxweynaha ee dalka Jabuuti ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka soojireenka ee labada dal, horumarinta iskaashiga iyo wada jirka labada dowladood. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo isbadal Xooggan ku sameeyey Hoggaan Ciidamada Amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Qaranka Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan. Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. S/Gaas […]

Continue Reading

Casho Sharaf Muqdisho loogu sameeyey Wafdigii Eritrea (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda Hoose wafdiga dalka Eritrea ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas Mudane Cismaan Maxamed Saalax. Marti sharafkan oo ay goob jog ka ahaayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Socdaalkan wafdiga Ereteriya ku soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa daba socda safarkii uu Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ay ku tageen magaalada […]

Continue Reading