Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo kala saxiixday heshiis (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa heshiis Saddex geesood ah ku kala saxiixday magaalada Asmara. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka […]

Continue Reading

Wasiirrada arrimaha dibedda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretrea oo ku wajahan Jabuuti

Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. Xog ay heshay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegaysa In masuuliyiintan ay ku wajahan yihiin Jabuuti, iyagoo ka wada hadli doono sidii xal waara looga gaari lahaa xurgufta […]

Continue Reading

Gaalkacyo oo ku guuleysatay Koobka Degmooyinka Galmudug 2018 (Sawirro)

Garoonka ciyaaraha Cabdullaahi Ciise Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa galabta waxaa lagu soo gabangabeeyey koobka degmooyinka Galmudug 2018. Koobkan ayaa sanadkan waxaa marti galisay Gaalkacyo, waa sanadkii ugu horeeyey ee la qabto, waxaana qaban qaabadiisa iska kaashaday wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug, Xiriirka Olympic-da Galmudug iyo bulshada Galkacyo. Koobkan ayaa bilowday 26 August 2018, […]

Continue Reading

Bandhigga Buugaagta Cadaado oo lasoo gabangabeeyey #CBF2018 (Sawirro)

Bandhigga Buugaagta Cadaado 2018 ayaa galabta kusoo gabangaboobay xarunta Kafaalo oo laba maalmood halkaas ka socday, Bandhigan ayaa lagu soo bandhigay buugaaga kala duwan, sidoo kalewaxaa lagu qabtay dood cilmiyeedyo. Abwaano ayaa kusoo bandhigay suugaan kala duwan. Qorayaal iyo abwaano Soomaaliyeed ayaa dhul fog uga soo safray sidii ay uga qeybgali laahaayeen bandhigan oo ah […]

Continue Reading

MD Farmaajo iyo Abiy Ahmed oo tagaya Asmara

Waxaa dhowaan lasoo gunaanadey shirkii FOCAC ee  ka dhacay Magaalada Beijing ee waddanka Shiinaha, laguna saxiixay heshiiska iskaashiga ganacsiga ee Africa-China ee looyaqaan “Road and Belt initiative”, iyo shirkii ka horreeyey ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo waddamada la saaxiibka ah looguna magacdaray “Somali Partnership Forum”, ee bishii Luuliyo lagu qabtay magaalada Brussels. Shirarkaas oo si […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey Bandhigga Buugaagta Cadaado

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Bandhigga Buugaagta Cadaado, Madaxweyanaha ayaa ayaa ammaanay intii soo abaabushay Bandhigay, Cadaado ayaa noqonaysa Magaaladii 5aad ee Bandhig nuucaan ah qabata. Bandhigan oo socday shalay iyo maanta ayaa galabta lasoo gabangabeynayaa, waxaana ka qeybgalaya Qorayaal iyo Abwaano Soomaaliyeed oo ka kala yimid dunida dacaladeeda. Dhalinyarada […]

Continue Reading

Maalinta 1aad Carwada Buugaagta Cadaado #CBF2018 (Sawirro)

Waxaa si qurux badan kusoo idlaaday maalintii koowaad ee Carwada Buugaagta Cadaado, Waxaana madashan ka qeybgalay Marti ka timid dunida dacaladeeda iyo dadka daneeyo aqriska deeganada Galmudug. Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa daahfuray Carwada, waxaana goobta lagu soo bandhigay dood cilmiyeedyo iyo faa’iidada akhriska, sidoo kale ka qeybgalayaasha ayaa iibsanayey buugaagta lagu soo […]

Continue Reading

Cabdullaahi Gaafow oo lagu doortay Dusmareeb (Sawirro)

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta ka dhacday Magaalada Dusmareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxaa ku guuleystay Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud. Musharax Xiireey Muxudiin Cumar oo ah Guddoomiyihii hore ee Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa la tartamayay Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud balse […]

Continue Reading

Bandhigga Buugaagta Cadaado oo gordhow furmaya (Sawirro) #CBF2018

Waxaa goordhow ka furmaya Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug, Bandhigii ugu horeeyey ee Buugaagta, Waxaana uu socon doona 4 iyo 5 September 2018. Bandhiggan ayaa waxaa ka qeybgalaya qorayaal iyo Abwaano Soomaaliyeed, oo ka kala yimid dunida dacaladeeda. Martida ka qeybgalaysa Bandhigga ayaa shalay soo gaaray Cadaado, waxaana xalay loo sameeyey Casho sharaf lagu soo […]

Continue Reading

Madaxweyne Shariif Xasan oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Waxaana halkaas wafdiga Koofur Galbeed ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmaya Magaalada Kismaayo iyadoo ay noqonayso markii labaad ee Madaxdu ay ku kulmaan Kismaayo. Madaxweyne […]

Continue Reading