NISA oo sheegtay in ay Muqdisho ku qabatay Xubin ka tirsan Alshabaab

Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan  Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka, sida uu sheegay Taliska NISA. Warkan ka soo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan oo dhacay 2dii September ee Maantii shalay oo ku […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Abiy Axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo saaka ku kulmay magaalada Beijing ayaa ka wada hadlay ahmiyadda uu Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) u leeyahay Gobolka iyo sidii ay dalalka Geeska Afrika uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee haatan jira. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul […]

Continue Reading

Madaxweyne Mustafe Cumar oo magacaabay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa  gudiga fulinta XDSHSI hordhigay liiska Golihiisa Wasiirada Cusub. Golaha Cusub wasiirada waxaa la filayaa maanta in ay ansixiyaan baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida. 1 Madaxweynaha DDSI Mudane Mustafe Muxumed Cumar 2 Madaxweyne Ku/xigeen Mudane Aadan Farax Ibrahim 3 Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi 4 Wasiirka Maaliyadda Mudane Bashir Dubad 5 Wasiirka Madaxtooyada Mudane […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo ku wajahan Kismaayo

Saraakiil sare oo ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa inoo xaqiijiyey in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu maanta u ambabaxayo Magaalada Kismaayo xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa waxaa Caasimadda Dusmareeb ka raaci doona wafdi kooban, waxaana la qorsheeyey in diyaaradda sida Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa soo mari doonto Dusmareeb […]

Continue Reading

Cabdalla Cabdalla oo laga saaray Nabad Suggida Soomaaliya

Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdalla Cabdalla ayaa si rasmi ah looga saaray Liiska Hay’adda. Cabdalla Cabdalla oo dhawaan wareysi siiyey Laanta Afsoomaaliga ee VOA ayaa eedeyn u soo jeediyay Hay’adda Sirdoonka Qaranka ka dib markii laga qaaday xilkii uu haayay. Bogga Twitterka ee Hay’adda Nabad Suggida Somaliya […]

Continue Reading

Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka

Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo ay wada qabanayaan Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Arimaha Dastuurka iyo Federaalka ee Hirshabeelle. Ugu horeeyn waxaa tababarka furay Wasiirka Arimaha Dastuurka ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan wuxuuna uga mahadceliyay wafdiga Wasaaradda […]

Continue Reading

Waxgaradka Beesha Dir oo sheegay in Axmed Shiddo ay Koox Meesha Keensatey

Waxaa Deeganada  Soomaalida Itoobiya maalmahaan Shirar uga socdeen Waxgarad,  Nabadoono, Salaadiin, Culimaudiin, Siyaasiyiin, Haween iyo Dhalinyaro ka tirsan Beesha Dir waxaana Shirarkaas loooga arrinsanayey Xaaladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya maadaaama ay Beeshu tahay Beelaha ugu balaaran ee Degta Deegaanadaas.  Gabagabadii shirarkaan ayaa  Beesha Dir waxay ku sheegeen in ay aysan marnaba la shaqeyn doonin  Axmed Shido ka dib markii uu ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Shiinaha Xi Jinping (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Madaxweyne Xi Jinping ku bogaadiyey dib u habaynta uu ku sameeyey siyaasadaha dalkiisa si waddanka Shiinaha loo gaarsiiyo horumar ballaaran. Dhankiisa, Madaxweyne […]

Continue Reading