Ahlu-sunna oo ka hortimid shuruudihii gudiga farsamada Galmudug soo saareen

Bayaan kasoo baxay xaafiiska madaxa xukuumada galmudug shiikh maxamad shaakir cali xasan ayaa lagu sheegay in ahlu sunna ay soo gudbisay liiska 20 kii xildhibaan ee ay qoondada uga qaaten galmudug. Sidookale shikh maxamad shaakir ayaa cadeeyay in aysan aqbal sanayn shuruudaha gudiga farsamada galmudug ey soo saareen waxayna cadeedyeen in aysan aqoonsanayn gudiga farsamada […]

Continue Reading

RW Khayre oo Dhuusamareeb u tagaya xaqiijinta saamiga Ahlusuna ee Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay tagaan magaalada Dhuusamareeb, si ay qeyb uga noqdaan dhameystirka geeddi socodka dhismaha maamulka Galmudug. Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in safarka Ra’iisul Wasaaraha ee Dhuusamareeb uu la xiriiro xaqiijinta 20-ka kursi ee Ahlusuna laga siiyay Baarlamaanka […]

Continue Reading

Gen. Cabdixamiid Dirir oo Ka warbixiyey Qaraxii Gaalkacyo.

Taliyaha Ciidanka Dhulka CXD General Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi siiyey warbaahinta Dowladda ayaa faah faahiyay weerar Ismiidaamin ahaa oo fiidkii hore ee xalay ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. General Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in gaariga laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dhuftay gaarigii ay wateen, isagoo nooca gaariga uu watay […]

Continue Reading

Xil. C/Xakiin oo Himilo Qaran ku Eedeyey Hurinta Colaadda Galmudug

Xildhibaan Cabdixakiin Maalin oo ka jawaabayey xilka qaadistii ay ku sameeyeen xisbiga Himilo Qaran ayaa Qoraalkan ku daabacay bartiisa Facebookga. “Waxaan soo dhaweynayaa aqblaadda uu Xisbiga Himilo Qaran ee aan ka tirsanaa ku oggolaaday inaan isaga tago xubinnimada xisbiga, maadaama aan isku ku aragti ka noqon waynay arrima masiiri ah oo aan xallin weynay. Xubnaha […]

Continue Reading

Laamaha amniga Dhuusamareeb oo joojiyay shirarka siyaasadeed ee aan dowladu ogayn

Laamaha Amniga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen amaro la xiriira in shirar siyaasadeed lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb. Amarada ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba shir aysan dowladda Federaalka ogeyn lagu qaban Magaalada Dhuusamareb, iyada oo warqado digniin ah loo geeyey Milkiilayaasha Hoteelada […]

Continue Reading