Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu soo laabtay Dalka (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa Madaxweynaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Madaxweyne Xaaf ayaa muddo laba todobaad ah ku maqnaa dibadda, isagoo ka qeybgalay shirkii arimaha Soomaaliye ee Brussels lagu qabtay. sidoo […]
Continue Reading