W/kaluumaysiga Maamul Goboleedyada oo Joojiyey Wadashaqeyntii W/Kaluumaysi DFS

Wararka Galmudug Wararka Maanta

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Kaluumaysiga maamul goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo ku soo gabangaboobay Magaalada Kismaayo Xarunta Kumeelgaarka ee Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada ay hakiyeen wadashaqeyntii kala dhaxeysay wasaaradda Kaluumaysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan ka aqriso war-murtiyeedka.