Trump oo Markale Weeraray Ilhaan Cumar

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale abuuray dood ku saabsan dagaalka u dhaxeeya isaga iyo Xildhibaannada ku jira Aqalka hoose ee ka socda Xisbiga Dimuqraadiga ah. Madaxweyne Trump oo ka hadlayay Xildhibaannada Haweenka ah, Muslimiinta ah, sidoo kalena soo galootiga ku ah Mareykanka ee ku biiray Aqalka hoose ayaa sheegay in qaarkood ay necebyihin Mareykanka. Trump ayaa isaga […]

Continue Reading

Trump oo ugu baaqay Ilhan Omar in ay Iscasisho.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kubiiray weerarka afka ah ee Lagu haayo Gabadhaan Somaliyeed ee katirsan Baarlamaanka Maraykanka (Congress). Waxay ay baahisay Qoraal ay yuhuudda ku dhaliishay iyadoo wax ka sheegatay. Arintaas ayaa Cara galisay Dad badanoo yuhuud ah.Trump ayaa sheegay in uu kula talinayo Ilhan in ay iscasisho, Ama ay iska Casisho xubinnimada Gudiga […]

Continue Reading

Nayroobi: Hoteelkii Al-shabaab ay weerareen oo la shaaciyey xilliga dib loo furi doono

Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa baahiyay waqtiga la filayo in dib loo furo hotelkii Al-Shabaab ay weerareen bartamihii bishii Janaayo ee sanadkaan. Weerarkaasi ayaa dowladda Kenya waxay sheegtay inay ku dhinteen ku dhawaad 21 ruux oo lix kamid ah la sheegay inay kamid ahaayeen shaqaalaha iyo ilaalada hotelka Dusit oo ku […]

Continue Reading

Casho Sharaf loo sameeyay madaxda ka soo qayb gashay Shir Madaxeedka Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ka qayb galay casho uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed u fidiyay madaxdii ka soo qayb gashay Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmaya Addis Ababa. Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo barri furmaya ayaa sannadkan lagu lafo-gurayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada […]

Continue Reading

Dareen ka dhashay Sawirka Rag u eg Madaxwaynayaal Caan ah

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi. Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada […]

Continue Reading