Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga doorashooyinka Jubbaland

Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe)  ayaa waxa uu Magacaabay guddiga Madaxa banaan  Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 7 Xubnood.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in Guddiga la Magacaabay markii la arkay baahida loo qabo guddi madax banaan oo maareeya xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiiga uu Magacaabay Madaxweynaha Jubbaland.