Cali Gacal oo ka hadlay sababta Galmudug looga reebay shirka Garoowe.
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ka hadlay shirka ay leeyihiin Guddoonka Baarlamaanka Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo maalintii labaad ka socda magaalada Garowe. Shirkan oo looga hadlayo iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa Baarlamaanka Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo […]
Continue Reading