Daawo: Xaaf “Hal sano Xamar ma tagin, Cadaado diyaarad ayaan ku dulmaraa”.

Arimaha Bulshada Wararka Galmudug Wararka Maanta

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay kulan la qaatay dhalinyarada ku sugan dhuusamareeb ayaa ka hadlay arimo badan, hadaladii uu yiri waxaa ka mid ah “Hal sano gurigeyga Xamar ma tagin, Cadaado diyaarad ayaan ku dul maraa laakiin intaas oo dhan dagaal ayaan ka xigaa, waana gaari doonaa”.

hadaba halkaan ka daawo khudbada oo dhameystiran.