Galkacyo oo saaka ku waabariisatay dagaal culus

Dagaal culus ayaa saaka ka bilowday magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug, dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa ka socda jihooyin kala duwan, waxaana ugu culus dagaalka ka socda dhulka dooxada ah galbeedka magaalada, raas ayaa sidoo kale ka dhaceysa suuqa bartamaha magaalada. Madaafiicda la isweydaarsanayo ayaa ku dhaceysa xaafadaha magaalada, […]

Continue Reading

Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabatay Garoowe (Sawirro)

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose Barlamaanka Federalka ah. Cali Yusuf ayaa cod aqlabiyad ah kaga guulaystay Cabdirashiid Xasan Nadiif oo ah musharixii kale ee la tartamayay, waxana uu helay 49 cod, halka […]

Continue Reading

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in Maxaabiis ku xiran Galmudug la wareejinaayo

Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha Qaranka oo shalay gelinkii dambe soo gaaray Magaalada Cadaado oo xarun ku meelgaar u ah dowlad goboleedka Galmudug ayaa ujeedada socdaalkiisa ku sheegay sidii loo soo warejin lahaa maxaabiista ku xeran meelo ka mid ah Galmudug. “Waxyaabaha aan u unimid waxaa ka mid ah runtii Maxaabiista ku xiran meelo […]

Continue Reading

Akhriso Magacyada Musharixiinta Aqalka Sare ee Hirshabeelle

Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray Liiska  musharixiinta Aqalka Sare, kuwaasoo u tartami doona 8-da kursi oo uu maamulka Hirshabeelle ku leeyahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku dhawaaqay 21 Musharax oo 5 kamid ah ay yihiin dumar kuwaasoo u tartami doona Aqalka Sare. Musharixiintan ayaa beri  hortagi doonaan Baarlamaanka maamulkaasi, […]

Continue Reading

Galmudug iyo Ahlu sunno oo laga cabsi qabo inay ku dagaalamaan Cabudwaaq

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay soo gaareen halkaasi gawaari tikniko ah iyo ciidamo badan oo ka socda maamulka Galmudug iyo maamulka Ahlu sunno. Magaalada Cabudwaaq ayaa shalay waxaa ku dagaalada laba maleeshiyo beeleed, waxaana dagaalkaasi ku naf waayey ilaa 6 ruux, halka dhaawucu toban ka badnaa. […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee fadhiga Galmudug. Guuleed ayaa waxaa Cadaado la yimid Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Goobe iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir. C/kariim ayaa kasoo kicitimay magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa labadii maalin […]

Continue Reading

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Masar (Sawirro)

Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa sheegay in garsoore u dhashay dalkaasi laguna magacaabo Axmed Abu Alfatuux oo ka badbaaday weerar ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaarigiisa. Weerarkaan ayaa maanta ka dhacay xaafada Madiinat Nasri ee magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaasi. Garsoorahan ka badbaaday weerarka qaraxa gaariga ayaa ka mid ahaa gasoorayaashii xukumay madaxweynihii hore Masar […]

Continue Reading

Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Galmudug oo laga furay Cadaado (Sawirro)

Madaxwayne ku Xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo Taliyaha hey’adda socdaalka G/sare Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa shalay xariga ka jaray Xafiiska Socdaalka ee Galmudug. Xafiiskaasi oo laga Maamuli doono hawlaha Socdaalka iyo Baasaboor bixinta ee Deegaanada Galmudug oo laga hirgaliyay Cadaado fadhiga dowlad goboleedka Galmudug, Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa kasoo […]

Continue Reading

In ka badan 800 Askari oo ka tagay ciidamada Kenya

In ka badan 800 oo askari ayaa ka tagay Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) tan iyo markii howlgalka Soomaaliya bilaabmay 2011. Agaasimaha Xeer-ilaalinta KDF Brigadier Kenneth Okoki Dindi ayaa u sheegay maxkamad ku taala Mombasa in askartii ay uga baxeen ciidamada sababo kala duwan. Warbixin uu ku dhaartay si loogu isticmaalo caddayn ahaan oo .loo gudbiyay […]

Continue Reading

Galmudug oo soo dhaweysay Heshiiskii Abu-Dhabi

Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in Galmudug soo dhaweynayso heshiiskii horudhaca ahaa magaalada Abu-Dhabi ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Puntland si loo soo afmeero colaada Magaalada Galkacyo. Afartii todobaad ee lasoo dhaafay ayaa dagaalo Galkacyo ku dhexmaray maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana colaadaas ku barakacay in ku dhow 80 […]

Continue Reading