Kheyre oo soo dhaweeyey Heshiiska Ahlu Sunna iyo DFS
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid wada hadal dheer oo dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo ASWJ oo ay gacan ka gaysteen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxa uu saldhig u yahay Galmudug midaysan oo loo […]
Continue Reading