Baarlamaanka oo ansixiyay Ra’iisul wasaaraha cusub
Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh oo gacan taag ah ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana ansixisay 231 mduane. Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku dhaawaqay in Ra’iisul wasaaraha la ansixiyay. “231 aya soo xaadirtay, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, waana ansax” […]
Continue Reading