Banaanbaxyo waaweyn oo maanta ka dhacaya dalka

Banaanbaxyo waaweyn oo looga diidan yahay xasuuqii  14ka bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ayaa la filayaa inuu ka dhaco magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Beledweyn, iyadoo loogu duceynayo dadkii ku dhintay musiibadaas. Taabid Cabdi MaxamedGuddoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa shalay ku dhawaaqay banaan bax weyn oo ka dhici doona Garoonka kubadda cagta ee Koonis Stadium, iyadoo socod […]

Continue Reading

Sawirro: Banaanbax looga soo horjeedo Xasuuqii Zoobe oo Cadaado ka dhacay

Banaanbax loogu soo horjeedo xasuuqii 14 ka bishan ka dhacay Zoobe magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Magaalada Cadaado, dibad baxaan waxaa soo abaabulay dhalinyarada deegaanka. waxa ayna ku muujiyeen dareenka in cadaw ummadda Soomaaliyeed meel looga soo wada jeesto. Goobta Banaanbaxa waxaa ka hadlay Xoghayaha degmada Cadaado Diiwaan Macalin, Gudoomiyaha dhalinyarada Galmudug Caruuse iyo dad […]

Continue Reading

Qadar oo ka qeybqaadanaysa Caawinta dhaawicii Qarixii Zoobe

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qadar Cumar Idriis ayaa bartiisa ku qoray qormadan kooban oo uu kaga hadlayo gargaar walaalaha Qadar ku biirinayaan caawinaada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxii 14 bishan ka dhacay isgoyska Zoobe. Safiirka ayaa yiri :”Waxaan saaka 7:30 aroornimo ku sagootinay eeraboorka militariga ee caanka ah (Al-Cudeyd) diyaaradaha militariga Qatar ee xamuulka […]

Continue Reading

Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Balcad

Dagaal culus ayaa ka socda deegaan degmada Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Alshabaab, wuxuuna bilowday kadib markii ay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ay fariisimo ka sameysteen deegaan ka xiga dhinaca galbeed ee degmada Balcad. Rasaastala isu adeegsanayo dagaalkan ayaa laga maqlayaa magaalada Balcad iyo deegaanada u dhow dhow. Wararka ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Dhaawacyadii Qaraxii Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe ayaa saaka loo qaaday dalka Turkiga. Diyaarado ciidan ayaa dhaawaca ka daabulaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, wasiirka arimaha dibada Yuusuf Garaad iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi ayaa ka qeyb qaadanayay daabulidda dhaawaca. Dalka Turkiga ayaa noqday dalkii ugu horey uu soo gurmada Soomaaliya. […]

Continue Reading

Dhismaha Caasimadda Cusub ee Soomaaliya… Qaybtii 2-aad

Qaybtii 2-aad Dhismaha Caasimadda Cusub ee Soomaaliya (Sinaariyo: Xog loo qaateen ah) (Xaaladaha aan Caadiga ahayn waxaa looga bixikaraa, Xeelado aan Caadi ahayn) Q: Shariif Cosmaan Odeygii kale oo ganacsatada ka tirsanaa ayaa gacanta taagey. Laakiin intii uusan su’aashiisii u galin ayaa waxaa ka dhexgalay aqoonyahankii horey wax u sharxayey. Wuxuuna weydiiyey bal sida uu […]

Continue Reading

Madaxweynaha Farmaajo oo Booqday Goobihii Qaraxu ka dhacay (Sawirro)

Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday goobtii uu qaraxii shalay ka dhacay ee Isgoyska Zoobe iyo Isbitaalada la geeyay dadkii ku dhaawacmay. Madaxweynaha ayaa mid mid u gacan qaaday dadka ay dhaawacyada ka soo gaareen qaraxii shalay, isagoo u rajjeeyay inuu Alle uu bogsiiyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa goobtii qaraxa ka dhacay kula kulmay dadweyne […]

Continue Reading