Daawo Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ah oo Cadaado soo gaaray

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Cabdi Kaariye, waxaana wafdigan ka mid ahaa Senator Yuusuf Dhagey, Xildhibaan Abtidon yare, Xildhibaan Joodax iyo Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi. waxaan si diiran u soo dhaweeyey bulshada Cadaado. halkaan ka […]

Continue Reading

Daawo: Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo Cadaado ka dhacay

Dibadbaxayaal careysan ayaa isugu baxay bartamaha magaalada Cadaado, dadkan ayaa ku dhawaaqayey erayo ay uga soo horjeedaan Madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Ducaale Xaaf. Sawirada musuuliyiintan ayaa lagu jeexjeexay goobta, waxaana dadku eedeeyeen Madaxweyne Farmaajo inuu Cadaado ka doorbiday magaalooyin kale, isagoo kaliya joogi doona 2 saacadood. taas oo ay aad u saluugeen bulshada deegaanka. dhanka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo u ambabaxay Galkacyo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi la socda ayaa goordhow ka ambabaxay Magaalada Cadaado Xarunta kumeelgaarka Galmudug oo uu shalay soo gaaray. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ku wajahan Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Xaaf ayaa Galkacyo u tagaya sidii u soo dhaweyn lahaa Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la filayo […]

Continue Reading

Shirkii Xaaf iyo Reer Cadaado oo fashil ku dhamaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo shalay soo gaaray Cadaado ayaa saaka kulan la qaatay waxgaradka iyo Nabadoonada Cadaado, oo tabasho ka qabay heshiiskii lala galay Ahlu sunno. Shir Saacado qaatay oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada ayaa fashil ku soo dhamaaday. kadib markii laba dhinac isku fahmi waayeen qodobo xasaasi ah. Bulshada Cadaado […]

Continue Reading

Daawo Video: Madaxda Galmudug oo dib ugu soo laabtay Cadaado

Madaxweynaha Dowlad goboleed Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka Galmudug, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, Gudoomiyha Barlamaanka Cali Gacal iyo masuuliyiin kale. Ciidan iyo qeybaha Bulshada ayaa soo dhaweeyey. halkaan hoose ka daawo muuqaalka soo dhaweynta. Share […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Maanta imaanaya Cadaado

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta imaanaya magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah. Xaaf oo muddooyinkan ku maqnaa magaalada Muqdisho ayaa Cadaado u imaanaya diyaargarowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa booqan doona 5 magaalo oo ka tirsan deegaanada Galmudug, […]

Continue Reading

Wasiir Bayle oo Doha kula kulmay dhigiisa Qadar (SAWIRRO)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la  kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac. Wasiirka, ayaa sheegay in dhigiisa uu kala hadlay qodobo […]

Continue Reading

Maraykanka oo ugu deeqay Gaadiidka aan Xabaddu karin Soomaaliya(Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowlada Mareykanka ayaa soo gaarsiisay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya lix gaari oo ah gaadiidka aan xabadaha karin. Wasiirka Gaashaandhigga dowlada Federalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kala wareegay gaadiidkan saraakiil ka socotay dowlada Maraykanka. Maxamed Mursal Sheekh Wasiirka Gaashaandhigga Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ugaga mahadceliyay dowlada Maraykanka deeqda gaadiidka ay ku soo wareejisay […]

Continue Reading

Ciidamada Somaliland oo qabsaday Tukaraq oo 90Km u jirta Garowe

Ciidmaada Somaliland ayaa saaka aroortii qabsadey Tuulada Tukaraq oo 90 KM u jirta magaalada Garoowe. Tuulada Tukaraq oo hoos timaada degmada Boocame ayaa waxay aheyd meel ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland. Qabsashadaan ayaa imaaneysa xilli magalada Garoowe ku sugan yahay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  iyadoo warar xalay siyaasiyiinta iyo odayasha […]

Continue Reading