Sawirro: Cadaado oo u diyaargarowday Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madax iyo Bulshada magaalada Cadaado ayaa u diyaargarobay soo dhaweynta Madaxweynaha Qaranka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ciidamada ayaa la galiyey heegaan, waxaana la filayaa in Madaxweynuhu Cadaado soo gaaray Saacad ka dib. waxaan idiin soo gudbinaynaa Sawirro iyo Muuqaalo tayo sare leh.

Nala soco ceelhuur.com

Facebook: Ceelhuur Online

Twitter: @ceelhuuronline

Youtube: Ceelhuur Online