Daawo: MD Farmaajo Dhagax dhiggay Dugsiga Xaawo Taako

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir. Dugsiga hoose dhexe ee Xaawo Taako oo ah dugsi qadiimi ah oo soo jiray tan iyo Xukuumaddii Daakhiliga aheyd, ayaa markii ugu dambeeysay loo bixiyay Halyeeyaddii Xaawo Taako, kaasi oo […]

Continue Reading

Wasiir Juxa Muxuu ka yiri xil ka qaadistii lagu sameeyey?

Wasiirkii xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa bartiisa Facebookga ku qoray Qoraalkan kooban: “Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay. Waxaan u mahadcelin Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Khayre oo igu […]

Continue Reading

Yuusuf Garaad iyo Juxa oo xilkii laga Qaaday

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horreyn xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirada kala ah: Mudane Yusuf Garaad Omar, Wasiirkii Wasaarada Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah Marwo Khadra Axmed Ducaale, […]

Continue Reading

Maxay ka wada hadleen Fahad Yaasiin iyo Cabdikariim Guuleed?

Maxay ka wada hadleen #Fahad_Yaasiin iyo #Abdikariim_Guuleed? (Wadahal qarsoodi ah oo dhexmaray #Damu_jadiid iyo DFS) Dowladda uu madaxweynaha ka yahay Muxamed Cabdullahi Farmaajo oo beryahaan la daalaa-dhaceysa culeysyo Siyaasadeed ayaa bilowday inay wadahadal hoose la gasho kooxda ugu miisaanka culus Saaxada Siyaasadeed ee Dalka Somalia. Sida warar la xaqiijiyay ay sheegayaan Agaasimaha Madaxtooyada Somalia #Fahad_Yaasiin […]

Continue Reading