Gud. Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Dhismaha Xarunta Deg. Wadajir (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka dhacay bishii Juun ee sanadkii hore. Waxana munaasabaddda dhagax-dhigga ka soo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan labada aqal, maamulka degmada, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar Cabdullaahi Xasan (Qaanso) […]

Continue Reading

Injineero Shiineys ah oo Tobaadkan Booqanaya Dekedda Hobyo

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Waxaa la filayaa in Todobaadkan gudihiisa ay Magaalo xeebeedka Hobyo gaaraan Injineero Shiineys ah, kuwaas oo qiimeyn ku sameyn doona dhismaha dekedda. Dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug ayaa dadaal dheeri ah ku bixinaya sidii loo hirgalin lahaa dhismaha dekedda Hobyo. oo noqonaysa hadii la dhiso isha dhaqaalaha Galmudug. […]

Continue Reading

Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo ciidanka Xoogga dalka ayaa wuxuu ka dhacay galbeedka Magaalada Baledweyne, kadib markii Al Shabaab dagaalkaan ay soo qaadeen. Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay xaafadda Doon Subagle Saldhig ciidan oo ku yaallo, markii Xoogaga Shabaab halkaasi ay beegsadeen. Xalay saqdii dhexe ayuu dhacay dagaalkaan, sida ay inoo xaqiijiyeen Saraakiisha […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo beri tagaya Caasimadda Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo la filayey inuu maanta soo gaaro magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa dib u dhacay, waxaana la filayaa in maalinamada beri ah tago halkaas. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulkiisa. Waxaana la filayaa in la ambaqaado fulinta heshiiskii Ahlu sunna iyo Galmudug. […]

Continue Reading

Muqdisho: Wadooyinka Qaar oo xiran maanta

Waxaa saakay oo Talaado ah xiran qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho, kadib markii dadka ay ku soo tooseen ciidamada ammaanka oo xiray wadooyinka, gaadiidkana u diidaya socodka. Wadooyinka xiran saaka ee gaadiidka rayidka loo diidayo, ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sheekh Cali Suufi oo Baabuurta loo diidayo dhanka Maka Al-Mukarama inay u […]

Continue Reading

Sawirro: Maamulka Cusub Gobolka Banaadir oo Xilka la wareegay

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo ka dhacday xarunta gobolka Benaadir si rasmiya xilka ugala wareegay guddoomiyihii hore Mudane Taabid Cabdi Maxamed. Xafladda xil wareejinta oo ay ka soo qaybgaleen madax sare oo uu ka mid yahay ku-simaha Madaxweynaha, […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad ee Ururka Midowga Afrika ee ka dhacaya Magaalada Addis Ababa, waxaana uu la kulmay Madaxweyneyaasha waddamo ay Soomaaliya xiriir dhow leeyihiin, iyaga oo ka wadahadlay xiriirka labada dal iyo sidii loo sii […]

Continue Reading