Jawaari oo sharci darro ku tilmaamay shaqa joojintii C/kariin Buux

Wararka Maanta

War goor dhawayd uu soo saaray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Gudoomiye kuxigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xogeyaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux, wuxuna sheegay in go’aankaasi aanu haysan wax sharciyad ah.

Halkan ka akhriso warka Gudoomiye Jawaari