Wasiirka Isgaarsiinta Galmudug oo daahfuray Barnaamijka isgaarsiinta Dalka (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Galmudug Axmed Dubad ayaa maanta magaalada Cadaado ka daah furay Barnaamijka isgaarsiinta dalka. barnaamijkan ayaa isku xiraya dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka, waxaana looga maarmayaa in loo safro shirarka gudaha dalka. Waxaana maalgaliyey Bankiga Adduunka (World Bank), Barnaamijkan ayaa laga hirgaliyey Magaalooyinka Muqdisho, Cadaado, Kismaayo, Baydhabo iyo Garowe. sidoo kale […]

Continue Reading

Maxamed Aadan Tiiceey oo booqday isbitaalka Cadaado (Sawirro)

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiiceey ayaa saaka booqasho ku tagay isbitaalka Guud ee Magaalada Cadaado, Waxaana booqashadiisa ku wehliyey Madaxweyne ku xigeenkii hore Ximan & Xeeb Cabdiraxmaan Shaaticadde, Wasiir Cumar Guureeye iyo gudoomiyaha degmada Cadaado. Masuuliyiintaan ayaa u kuurgalay habka uu u shaqeeyo isbitaalka oo ah kan ugu balaaran Galmudug. Dakhtar […]

Continue Reading

Shir-weynaha Qaran ee Dastuurka oo dhawaan la qabanayo

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay si wadajir ah uga shaqeeynayaan qabanqaabada Shir-weynaha Qaran ee lagu daah-furayo Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka. Guddi ka kooban Wasaaradda iyo labada Guddi ayaa waxaa dhawaan loo xilsaaray agaasimidda Shir-weynaha Qaran, iyaga oo maalmahanba lahaa shirar […]

Continue Reading

Dowladda oo 1 Milyan oo dollar ugu deeqday gargaarka shacabka Beledweyne

kusimaha Ra’iisal Wasaaraha, Mudane Mahdi Mohamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaciyay in Xukuumaddu ay taakulaynta iyo Gurmadka Qaran ee dadka ay saameeyeen fatahaaduhu ugu deeqday lacag dhan Hal-Milyan oo dollar($1,000,000). Mudane Mahdi Mohamed Gulleid Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in shacab iyo dawladba gacmaha laysu qabsado sidii samato bixin iyo gargaar […]

Continue Reading

Brussels: RW Kheyre oo furay Shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya

Shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa ka furmay  Xarunta Midowga Europe ee Magaalada Brussels. Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa waxa kasoo qeyb galay madax kala duwan oo ka socota dawladaha taageera Soomaaliya. Sidoo kale Shirka waxa qeyb ka ah xildhibaano Soomaaliyeed iyo masuuliyiin ka kala socota dawladaha […]

Continue Reading

Cadaado: Soo dhaweynta Maxamed Cabdullaahi Tiiceey (Sawirro)

Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb ee Bartamaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka soo ambabaxay Magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado gobolka Galgaduud. Shacabka farabadan ayaa tubnaa hareeraha wadooyinka, waxaana Soo dhaweynta ugu weyn ka dhacday fagaaraha Madaxtooyada Galmudug Magaalada Cadaado, halkaan oo […]

Continue Reading

Akhriso: Farriinta Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta shaqaalaha adduunta u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. “Waxaan hambalyo halkan uga dirayaa dhammaan shaqaalaha adduunka, gaar ahaan xoogsatada Soomaaliyeed munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1da May awgeed. Waxaan ku bogaadinayaa dhabar adayga iyo kartida aad […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Soo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Dalkeena Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah kasoo hoyay Tartankii Cecafa ee lagu qabtay Dalka Burundi. Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay Da’yarta Qaranka Soomaaliya, iyadoo Ra’iisul […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug, Madaxweynaha Waxaan garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxa Xukuumadda Galmuduga Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro, Xildhibaano, iyo qeybaha Bulshada. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo uga soo qabsoomay Magaalada Muqdisho oo uu maalmahan […]

Continue Reading

Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Galkacyo (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta gobolka Mudug. Wafdigan oo ka dagay garoonka diyaaradaha OSHACO koofurta Galkacyo ayaa waxaa si diiran halkaan ugu soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, Saraakiil ciidan iyo qeybaha Bulshada. Mr. Tiiceey ayaa ugu mahad celiyey […]

Continue Reading