Real Madrid Oo Xaqiijisay in Sergio Ramos Uu Sanka Ka Jabay
Real Madrid ayaa xaqiijisay in Sergio Ramos uu sanka ka jabay kulankii La Liga ee ay la ciyaarayeen Atletico Madrid. Kabtanka kooxda ayaa la bedelay qeybtii hore ee barbaraha goolal la’aanta ee Wanda Metropolitano oo labada dhinacba 10 dhibcood ka danbeeyay Barcelona. Ramos ayaa si kama’ ah waxaa ugu dhacay Lucas Hernandez qeybtii hore, waxaana […]
Continue Reading