Golaha Amanka Cod qaraar ah u qaadaya Arinta Qudus
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in ay maanta u codeeyaan go’aan qaraar ah oo ku saabsan xaaladda Qudus, in ka yar laba toddobaad ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u aqoonsaday magaalada caasimadda ee Israel. Trump ayaa ku dhawaaqay go’aanka 6-dii Diseembar, isaga oo sidoo kale sheegay in Maraykanka safaaradiisa […]
Continue Reading