Maxay tahay Sababta Waare iskugu Shaandheeyay Wasiiriidiisa?

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu isku shaandheyn uu ku sameeyay golahiisa Wasiirada, waxaane uuu sidooo kale magacaabay wasiiro cusub. Madaxweyne Waare ayaa waxa uu wasiirada cusub ee uu magacaabay kasoo xulay Baarlamaanka Maamulkaasi, waxaana xusid mudan in wasiirada la magaacabay iyo kuwa isku shaandheynta lagu sameeyayba aysan ku jirin Haween. Madaxawyne […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharci muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aas aasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweynuhu ku saxiixay Sharcigan, wuxuuna Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare uga mahadceliyey ansixintiisa, isagoona xusay inay jiraan 29 […]

Continue Reading

Wariye loo magacaabay Gudoomiye Degmo

Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Yariissoow ayaa waxaa gudoomiye cusub loogu magacaabay degmada Cabdicasiis. Gudoomiye Yariisoow ayaa gudoomiyaha cusub ee Degmada Cabdicasiis ee gobolkaan Banadaair u magacabaay Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Ismaaciil Orange). Gudoomiyaha cusub ee loo magacabaay degmada Cabdicasiis ayaa waxaa uu kamid ahaa shaqalaha wasaaradda warfaafinta xukuumada federaalka Soomaaliya. Maalinimadii […]

Continue Reading

Daawo Sawirradda: Todobaadka Dhaqanka iyo Hiddaha oo lagu qabtay Godinlabe

Magaalada Godinbale ee Gobolka Galgaduud waxaa Todobaadkaa lagu qabtay Bandhiga Hiddaha iyo Dhaqanka, Barnaamijkaan ayaa waxaa Maalgaliyay Sakariye Shariif Caweer oo kamid ah Diplumaasiyiinta Safaaradda Somalia ee Dalka Sudan, waxaa ka qayb galay , Masuuliyin ka tirsan Maamulka Galmudug, Maamulka Degamada, Dadwayne iskaga kala yimid qaar kamid ah Degmooyinka Galmudug. Bandhigaan oo ahaa kii ugu […]

Continue Reading

Deg Deg: Ciidanka Amniga oo toogtay labo Nin oo gaari watay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay rag hubeysan oo saarnaa gaari nooca raaxadda ah oo marayay Isgoyska Saybiyaano ee degmada Hodon. Ciidamada dowladda ee toogtay ragga hubeysan ayaa watay gaari Cabdibile ah, waxaana la sheegay ka hor toogashadda in ay dhexmartay israsaaseyn. Labada nin oo saarnaa gaariga Raaxadda ah ayaa dhintay , waxaana sidoo kale dhaawacmay […]

Continue Reading

Dibadbax balaaran oo Muqdisho ka socda

Banaan bax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee loo geysto dhalinyarada waxtarka u ah bulshada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo dhalinyaro ka dhiidhinaya dilkii maalmo ka hor loo geystay Maxamed Maxamuud Sheekh Cali ay socod ku marayaan waddooyinka Muqdisho. Dhalinyarada banaan baxaya ayaa wata boorar ay ku qoran tahay halku dhigyo kala duwan, sida […]

Continue Reading

Xaqiiq: Safarkii Khayre ee Puntland oo Fashil kusoo dhamanaya

Todobaadkaan maxaa Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland Sodaalka ku tagay Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdi uu Hugaaminayo, Shacabka iyo Maamulka Puntland ayaa soo dhawayn heerkeedu u sameeayay Khayre iyo Masuuliyiinta waelisa waxaana loo qabtay Xaflado lacag badani ku baxday. Ujeedka Safarka RW Somalia ayaa ku qotomay labo arimood kuwaas oo […]

Continue Reading

Falanqayn: Maahsanaanta Galmudug iyo Muran galinta Puntland

magaalooyinka Hobyo iyo Garacad waxay masaafo ahaan isu jiraan 197 KM, labada magaalo waxay ku dhirirsan yihiin badwaynta Hindiya, waa magaalooyin dhaqaalo ahaan ku tiirsan kaluumaysi iyo xoolo dhaqato, Hobyo waxay hoos tagtaa maamul gobaleedka Galmudug, Garacadna waxay ka tirsan tahay Puntland, labadaan magaalo oo masaafo ahaan isku dhaw waxaa laga dhagax dhigay dhismaha Dakado […]

Continue Reading

Akhriso Muusa Bixii oo war kasoo saaray Qaraxii Buuhoodle.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo si kulul uga hadlay qaraxii xalay fiidkii ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa tacsi u diray ehelada dadkii dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaaray qaraxaasi, kadib qoraal ka soo baxay xafiiskiisa. Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Wasiirki hore ee arrimaha gudaha maamulka khaatuma Axmed Maxamuud Doolaal iyo […]

Continue Reading