Akhri Magaca Masuul goordhow lagu toogtay Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii Maanta waxa ay Xaafada Al-baraka ee degmada Hodan Gobolkan Banaadir ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Mas’uulka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Cabdi Maxamed Cosoble(Cabdi Madoobe),waxana la sheegay in kooxaha hubeysan ay toogteen xilli uu ka baxayay hooygiisa,isla markaana uu watay Gaari,kadibna ay baxsadeen. Qaar […]
Continue Reading