Akhriso: Xog Dhameystiran Xildhibaanada Cadaado lagu doortay (Magacyada+Beelaha)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur Online (ceelhuur.com) ayaa xog dhameystiran idinkaga diyaarisay 30 xildhibaan ee aqalka Hoose ee hadda lagu doortay Magaalada Cadaado, Waxaa harsan ilaa 6 kursi oo la filayo in la doorto maalmaha soo socda.
liiska-xildhibaanada-aqalka-hoose-galmudug-1 liiska-xildhibaanada-aqalka-hoose-galmudug-2