Akhriso: War murtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Amniga Qaranka

Wararka Maanta

Shirkii Golaha Amniga Qaranka  ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa maanta la soo gaba gabeeyay.

Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob, iyadoo Golaha Amniga ay isku raaceen in saddexdii bilba ay shiraan.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa wariyeyaasha u akhriyay qodobadii laga soo saaray shirka

War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka