Akhriso: Mooshin laga keenay Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shabakadda Ceelhuur.com ayaa heshay mooshin laga keenay gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Xareed Cali Xareed, Mooshinkan ayaa la filayaa in dhawaan la horgeeyo Barlamaanka. waxaana Mr. Xareed lagu eedeeyey inuu sharciga jabiyey, isagoo deegaanka ka maqnaa muddo ka badan 45 cisho cudur daar la’aan.

Mooshinkan ayaa waxaa soo saaray ilaa 35 xildhibaan sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug.  Halkaan hoose ka aqrisho warqadda Mooshinka