Suuri Diiriye Carab iyo khadro Maxamed tukaale ayaa ku soo baxay Doorashadii aqalka hoose ee maanta ka socotay Magaalada Muqdisho.
Warku waxa uu intaasi ku darayaa in saacadihii hore ee saaka la doortay ilaa iyo seddex Xildhibaan, kuwaasi oo gobolada Waqooyi u matali doona Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya.
Guddiyada kala duwan ee doorashooyinka madaxa banana ayaa kulmay shalay si ay uga wada hadlaan dib u bilaabida doorashooyinka xubnaha beelaha Somaliland u matalaya Golaha Shacabka oo la hakiyay Jimcihii hore, iyadoo la isla ogolaaday hubinta hanaanka & habraaca doorashada Soomaaliya 2016-ka