Nabadoonada iyo Waxagarada beesha Reer Xaaji Saleebaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa ku dhawaaqay in ay isaga baxeen maamulka Galmudug. Odayaashan ayaa intaa ku daray in Masuuliyiinta Galmudug aysan imaan karin deegaanada ay dagaan.
Hadaba halkaan ka daawo Shirka Jaraa’id