Daawo Sawirada Ragii ka dambeeyey Qaraxii Zoobe

Uncategorized Wararka Maanta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Shaqsiyaadka loo qabtay falkii Qaraxa 14ka October, waxayna  kala yihiin:

1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –

2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado

3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.


4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo.


5. Abdullahi Abdi Warsame 


Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji)