Cumar filish oo kulan gaara laqaatay ku xigeenada G.benaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulankii u horeeyay la qaatay Guddoomiye kuxigeenada maamulka iyo Xoghayaha Guud. Kulankan ayaa ujeedkiisa ahaa in la dardar geliyo howlaha ay dowladda hoose ee Xamar iyo adeegyada kala duwan ay u heyso bulshada ku dhaqan Caasimadda. Guddoomiye Cumar Filish ayaa mas’uuliyinta […]
Continue Reading