Ray’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Sheegay in lagu dhawaaqayo Xisbi uu hugaaminayo Farmaajo

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay shahaaddo illaa 7 xisbi siyaasadeed, kuwaas oo horay isku diiwaan-geliyay, taasoo rasmi ka dhigtay in Soomaaliya laga hirgeliyo nidaam xisbiyo badan kadib 48 sano. Mahdi Maxamed Guuleed Ray’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlayay Munaasabadda Shahaadooyinka lagu sii nayay Xisbiyada ayaa Sheegay in dhawaan lagu dhawaaqi doono […]

Continue Reading

(Sawiro)Xuska Naafada Aduunka oo Muqdisho lagu qabtay

Sadexda december  oo ah Maalinta Caalamiga ee Naafadada Aduunka ayaa munaasabad lagu xusayey oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradaha Haweenka,Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Warfaafinta iyo Dastuurka, waxaana loogu talo galay in lagu dhiiro galiyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha […]

Continue Reading

Galmudug iyo Ahlu sunna oo heshiis gaaray (Sawirro)

Dowlad goboleedka Galmudug iyo garabka Ahlu sunna ayaa goordhow dalka Jabuuti ku kala saxiixday heshiis horudhac ah kadib 8 maalmood oo ay ku sugnaayeen dalka Jabuuti. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa labada dhinac u kala saxiixay heshiiska. Heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa […]

Continue Reading

Asbuuc Gudihiis Ganacsadihii Sadexaad oo Soomaali ah oo lagu dilay South Africa

Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in koox hubeysan ay ku dhex dileen gaari uu watay xili uu kusii jeeday Dukaankaankiisa oo ku yaalay deegaanka Khayelitsha ee hoosyimaada magaalada Cape Town ee dalka South Africa. Shaqsiga la dilay ayaa waxaa uu ahaa ganacsade si weyn looga yaqaano magaalada Cape Town iyo nawaaxigeeda, waxaana lagu […]

Continue Reading

Akhriso:Khudbaddii RW ee Munaasabadii Waxqabadka Xukuumadda

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa  ka qeybgalay Munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka Xukuumadda iyo Geedi socodka hanaanka dowladda oo Caawa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa goobta Ku soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay tan iyo Markii la magacaabay iyo howlaha u qorshayeysan waqtiyada […]

Continue Reading