Wafdi ka socda Dowlad oo tagaya Beledweyne

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa lagu waddaa in ay maanta tagaan Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan , halkaasi oo ay ka taagan tahay xaalad adag. Wafdiggaan ayaa waxaa hoggaamin doona Guddigii ay dowladda Soomaaliya ay shalay u xil saartay Xaaladda Magaalada Baledweyne. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne ayaa waxaa fadhiistay Biyo badan, waxaana suurtagal […]

Continue Reading

Xildhibaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goordhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi ( Duureey) oo katirsan Baarlamaanka ayaa Goordhow oo caawa ah ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee Muqdisho. Ehlada Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay in Xildhibaanku uu daqiiqado ka hor dhintay. Xildhibaanka ayaa 3-dii bari ee la soo dhaafay ku […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Shaqo-Joojin ku sameeyey Wasiirka Haweenka Galmudug

Saraakiil sare oo ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa u xaqiijiyey shabakadda ceelhuur.com in Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Hodan Cabdi Shire. Madaxweyne Xaaf ayaa shaqojoojinta u cuskaday in wasiiradu ay iyadoo aan Madaxda sare la tashi la sameynin ay shaqo-joojin ku […]

Continue Reading

WAA KUMA HOGAAMIYE?

Hogaamintu waxay ka bilaabataa hogaanka naftaada & tan ehelkaaga aad ku hogaamiso waxii alle (SWT) ku faray, kolka aad taada & tan ehelkaaga daryeesho sida Soomaalidu horay ugu maahmaahday “tiisa daryeelaa tu kale ku dara” ayaad kadib u tafaxa-xadayn kartaa hogaamin ummaddeed. Sidaa darteed hadii uu damac kaa galo hogaamin ummaddeed kolka hore iska hubi […]

Continue Reading

RW Kheyre oo furay shir looga hadlayo fatahaadda Beledweyne

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir ku saabsan fatahaadda wabiga shabeelle iyo Barakaca ka socda Magaaladaas. Shirkan oo uu Ra’isalwasaaraha ka furay Xarunta Madaxtooyada dalka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgelaya Ra’isalwasaare ku xigeenka Soomaaliya. Waxaa kale oo ka mid ah xildhibaanno,Guddiga ka hortagga Musiibooyinka Qaranka,Ganacsato iyo Hay’adaha aan […]

Continue Reading

Gaalkacyo: Taliyihii Ciidanka Isku Dhafka oo ku dhintay Qarax Ismiidaamin ah

Qarax ismidaamin ah ayaa lala eegtay Taliyaha Ciidanka isku dhafka dowladda Federaalka usoo magacwday gobalka Mudug Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud. Taliyaha iyo laba sarkaal ayaa ku dhintay Qarax ismiidamin ah oo lala eegtay xilli uu joogay meherad u dhow shirkadda Golis ee Waqooyiga Gaalkacyo. Jugta Qaraxa ayaa laga maqlay Guud ahaan magaaladda Gaalkacyo […]

Continue Reading

Kutlada Horusocod oo hoggaan cusub dooratay.

Xildhibaannada la magac baxay Kutlada horusocod ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye Cusub kadib Kulan ka dhacay Hoyga uu Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ka degan yahay Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka mid ah Madaxda Xisbiga PDP ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh kana mid ah Xildhibaannada horusocod. Kutlada Horusocod ayaa waxaa ku bahoobay xildhibaano […]

Continue Reading