Daawo Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo ka hadlay Arimo Badan
Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ka qeyb galay kulan ay isagu yimaadeen Waxgaradka Cadaado ayaa wuxuu halkaas ka jeediyey khudbo dheer oo dhinacyo badan taabanaysa. halkaan ka daawo khudbada oo dhameystiran.
Continue Reading