Daawo: Kalfadhiga 7aad Barlamaanka Galmudug oo ka furmay Cadaado
Kalfadhiga 7aad Barlamaanka Galmudug ayaa maanta ka furmay xarunta Kafaalo magaalada Cadaado. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa furay kalfadhigan, waxaana ka qeybgalay xildhibaano, wasiiro iyo Qeybaha Bulshada. Halkaan ka daawo furitaanka Kalfadhiga
Continue Reading