Madaxweyne ku xigeenkii Ahlu sunna oo isaga baxay Dusmareeb (Video)
Madaxweyne ku xigeenkii Maamulkii Ahlu sunna Gobolada Dhexe Xasan Maxamuud Warsame ayaa isaga baxaya magaalada Dusmareeb, isagoo tagay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Mr Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cabudwaaq ayaa sheegay in Madaxda Ahlu sunna ay isku khilaafeen habkii loo maray midowga Ahlu sunna iyo Galmudug, isagoo sheegay in aan laga talo […]
Continue Reading