Faafaahin: Qaraxyadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)
Waxaa faafaahino dheeraad ah laga helayaa Laba Qarax iyo Weerar toos ah oo maanta lagu qaaday kontorool ay Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda oo ku leeyihiin Isgoyska Ceel Gaabta. Weerarka ayaa ku bilowday rasaas ragga hubaysan ay ku fureen ciidanka, iyaga oo dilay hal askari oo ka tirsanaa ciidamada Militariga, waxaana xigay dagaal toos ah oo dhexmaray […]
Continue Reading