Maraykanka oo ka hadlay dilka wariye dhawaan afgooye lagu dilay

Dowlada Maraykanka ayaa cambaareysay dilkii weriye Cabdiweli Cali Xasan oo lagu diley magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Qoraal ka soo baxay safaarada Maraykanka ayaa ugu horeyn tacsi loogu direy xaaskiisa iyo caruurtiisa, saaxiibadii iyo dadkii ay shaqo wadaaga ahaayeen weriye Cabdiweli Online oo wakiil wareed u ahaa taleefishinka Universal iyo idaacada Kulmiye. Safaaradu waxay sheegtey […]

Continue Reading

Muuse Biixi: Ma ogolaaneyno inuu Farmaajo yimaado Somaliland, maya maya”

Madaxweynaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad u jeediyay golayaasha Maamulka Somaliland ayaa waxyaabihii uu ka hadlay waxaa ka mid ahaa safarka uu ku tagay Itoobiya ee uu kula kulmay Madaxweyne Farmaajo. Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in booqashadii uu ku tegey Addis Ababa ay ahayd casuumad uu u fidiyay ra’iisul wasaaraha Itoobiya […]

Continue Reading

Taliska ciidamada maraykanka ee africom oo warbixin kasoo saaray duqayn ka dhacday Jilib

Qoraal ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Africa AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ciidamada Maraykanka lagu diley mid ka mid ah dagaalamayaasha Alshabaab oo ku sugnaa degmada Jilib. Miguel Castellanos Ku xigeenka hawlgalada Africom ayaa sheegay in dagaalayaasha al-Shabaab ay qayb ka yihiin kooxaha argagaxisada ah […]

Continue Reading

Xil ka qaadis lagu sameeyay taliyaha booliska degmada wadajir

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey Taliyihii Saldhigga Ciidanka Booliska degmada Wadajir Cabdi-baasid Maxamuud Cagey. General Xijaar ayaa u magacaabay taliyaha cusub ee Saldhigga Booliska degmada Wadajir Saciid Cali Maxamuud oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Illaa hadda la ma oga sababta keentay in xilka […]

Continue Reading

Maraykanka oo lacag fara badan dul dhigay sarkaal Alshabaab ka tirsan

Dowlada Maraykanka ayaa dul dhigtey abaalmarin gaareysa 5 malyan oo dollar muwaadin ka soo jeeda dalka Maraykanka oo ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab. Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in lagu arkay wadooyinka magaalada Diinsoor qoraalo ay ku qornaayeen abaalmarinta iyo magaca iyo sawirka qofka la baadigoobayo. Sarkaalka ka tirsan Al-Shabaab ee la dul […]

Continue Reading

Wararkii ugu danbeeyay xaalada magaalada kismaayo iyo digniino loo diray mucaaradka

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka ah mid degan, kaddib markii shalay iska hor imaad kooban uu dhex maray Ciidamada amniga Jubbaland iyo ciidan taabacsan C/naasir Seeraar oo ka mid ahaa Golaha Is bedel doonka Jubbaland, horayna taageerayaashiisa ay u doorteen Madaxweynaha Jubbaland. Ammaanka magaalada ayaa xalay si aad ah loo adkeeyay, waxaana ciidamada ay waddooyinka […]

Continue Reading

Shir sanadeedka Garsoorka dalka oo muqdisho laga furay

Shir sanadeedka Garsoorka dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo ah sanadkii labaad oo la qabto shirkan, iyadoo ay ka qeyb geli doonaan Hey’addaha Garsoorka dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Arrimaha shirkan looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah caqabadaha heysta garsoorka dalka iyo sidii loo tayeyn lahaa Garsoorka dalka, iyadoo la filayo […]

Continue Reading