Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qarankiisa Spain.
27-sano jirka ah ayaa soo jiitay marxaladaha hore ee xilli ciyaareedkan tababare Jose Mourinho,waxaana qabatay isha Tababaraha Spain xulka .
Herrera ayaa noqonaya ciyaaryahankii 17-Manchester United ee looga yeero xulkiisa bishaan, halka noqday ciyaaryahankii shanaad oo Premier League ah.
xidiga saddex jeer ku guuleysatay European Championship ayaa isku diyaarinaya kulamada isreebreebka koobka adduunka ee Italy iyo Albania.
Comments are closed.