Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa goordhow magacaabay 25 wasiir, liiskan ayaa soo gaaray warqabadka ceelhuur.com
Akhriso liiska wasiirada cusub.
- Mudane Maxamuud Maxamed Samatar (Duran), Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Dowladaha Hoose.
- Mudane Cabdi Maxamed Fiidow, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka.
- Mudane Siciid Siyaad Shirwac, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
- Mudane Saadaq Sheekh Yuusuf Ibraahim, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
- Mudane Cabdikaafi Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga
- Mudane CabdiMuncim Ammaan Sh. Cali, Wasiirka Wasaaradda Dib u dajinta, Daryeelka Agoomaha iyo Naafada
- Mudane Sharaf Maxamed Cali, Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
- Mudane Mahad Cabdullaahi Xuseen, Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
- Mudane Ibraahim Xassan Guureeye, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.
- Mudane Maxamuud Aadan Cismaan, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hanuuninta iyo Dhaqanka
- Mudane Cabdullaahi Cali Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
- Mudane Maxamed-Deeq Cabdi Falko, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
- Mudane Aadan Xasan Gardheer, Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
- Mudane Axmed Dhiblaawe Casir, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
- Mudane Maxamed Xuseen Maxamed, Wasiirka Wasaarada Bey’ada, Dhirta iyo Daaqa
- Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
- Marwo Dahabo Cabdi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Aadanaha
- Mudane Bashiir Maxamed Aw-Cali Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo isboortiga
- Mudane Abshir Cabdi Shiikhow, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka.
- Mudane Axmed Shire Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Korontada
- Mudane Daahir Shidane Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
- Mudane Faysal Abshir Nuur, Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
- Mudane Cabdiraxiim Xaaji Faarax Xirsi, Wasiirka Wasaaradda Qurbajoogta, Dalxiiska iyo Dhiirigalinta Maalgashiga
- Mudane Asad Badal Cilmi Xaashi, Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka
- Mudane Cabdishakuur Macalin Ciise Xaashi, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta.
