Duqaymo lagu weeraray qaar kamida saldhigyada Al-shabaab
Diyaaradaha dagaal ayaa xalay duqeymo culus la eegtay saldhigyo Al-Shabaab ku leeyihiin Jilib iyo Bu’aale oo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe, halkaasoo ay ku sugan yihiin Saraakiil sar sare oo Shabaab ah. Duqeynta hore waxa ay ka dhacday xarun tababar oo ku taala inta u dhexeysa Jilib iyo Hargeysa yarey, iyadoo Saraakiisha Milatariga Soomaaliya laga […]
Continue Reading